(Daawo Sawirro) Wararkii ugu dambeeyey qaraxii Muqdisho iyo Khasaaraha ka dhashay

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax weyn oo maanta duhurkii ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay meelo badan. Qaraxan ayaa ka dhacay agagaarka dugsiga tababarka ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ee Jenaraal Kaahiye oo ku yaalla degmada Xamar Jajab. wararka ayaa intaas ku daraya in qaraxu ahaa mid is-miidaamin ah oo uu fuliyey … Continue reading (Daawo Sawirro) Wararkii ugu dambeeyey qaraxii Muqdisho iyo Khasaaraha ka dhashay